Musharaxiinta iyo codadka ay kala heleen

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 10 September, 2012, 17:10 GMT 20:10 SGA

Wareeggii koowaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa lagu kala bixi waayay. waxaana ay musharraxiintu kala heleen codadkan:

1. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Baadiyoow - 21
2. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex - 30
3. Cadbullaahi Axmed Caddoow - 24
4. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas - 30
5. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo - 14
6. Axmed Ismaaciil Samatar -8
7. Xasan Shiikh Maxamuud - 60
8. Shariif Shiikh Axmed -64
9. Yusuf Garaad Cumar -8
10. Cumar Salaad Cilmi -2
11. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi - 0
12. Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin -2
13. Cabdulqaadir Cosoble Cali -27
14. Maxamed Axmed Saalax -0
15. Salaad Cali Jeelle -0
16. Ibraahim Cali Xuseen -0
17. Saciid Ciise Maxamuud -1
18. Cismaan Maxamed Gacal -1
19. Maxamed Cabdullaahi Oomaar -1
20. Maxamed Cabdiweli Shiikh Yusuf
21. Maslax Maxamed Siyaad Bare -0
22. Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi - 1

Waxaa la galay wareeggii u dambeeyay oo ay tartami doonaan laba murrashax oo kala ah, Shariif Shiikh Xasan iyo Xasan Shiikh Maxamuud. Waxaa tannaasulay Cabdi wali Gaas iyo Cabdulqaadir Cosoble oo u soo baxay wareeggii labaad ee tartanka.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.