Toban jir Obama warqad u qoray

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 September, 2012, 14:59 GMT 17:59 SGA
Obama

Obama waxaa uu waqti u helay in uu ka soo jawaabo warqad uu u diray wiil 10 sano jir ah

Wiil 10 sano jir ah oo ku nool woqooyiga dalka Uganda ayaa warqad u qoray madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, waxaana la yaab ku noqotey in uu Obama u soo jawaabay.

Obama ayaa wiilkaasi u soo diray warqad uu uga hadlayo xaaladda Afrika

Waxaa uu warqadda ku sheegey in uu diiradda saarayo arrimaha la xiriira xuquu-qul Insaanka Afrika.

Dadka Afrika ayaa la sheegaya in ay ku adagtahay in ay helaan madaxdooda.

Salah Abdi Sheikh oo u ololeeya xuquuqda aadanaha waxaa uu leeyahay, madaxda Afrika ma qaddariyaan dadka soo doortey.

Hasa ahaatee, Adan Bare Ducaale, oo ah mudana laga soo doorto degaanka Dhuujis ee magaalada Garissa ee gobolka woqooyi-bari Kenya, waxaa uu leeyahay, madaxda shaqadooda ayaa badan.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.