Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xuska Maalinta Dhallaanka Dheddigga ah

Image caption african girl

Maanta dunida waxay xusuusanaysaa maalinta dhallaanka dhedigga ee Qaramada Midoobay, waxaana la soo saaray warbixin sheegaysa in gabdhaha yaryar ee lagu khasbayo guurka deg-degga ah ay tiradoodu sare u kacday, inkastoo ay jiraan sharciyo looga hortegayo arrintaasi oo waddammadu ay degsadeen.

Haddaba, Cabdullahi Sheekh Cabdirisaq ayaa khada telefoonka ee Muqdisho kula xiriiray Amina Xaaji Cilmi oo madax ka ah Xaruunta badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka, waxaana uu ugu horreyn weydiiyay xaaladdani sida ay ka tahay Soomaaliya.