Qarax ka dhacay Nigeria

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 28 Oktoobar, 2012, 11:57 GMT 14:57 SGA

Qarax aad u wayn ayaa ka dhacay Kaniisad diinta madhabta katooliga magaalada Kaduna ee waqooyiuga Noigeria. Masuuliyiinta ayaa sheegay in qaraxa uu sababay gaari la isku qarxiyay, dhowr qofna ay dhinteen

Dadkii ku dhaawacmay qaraxa waxaa loo qaaday isbitaalka. Gobolka ayaa waxaa ka dhacay dhowr weerar oo dhexmaray Musliin iyo Kiristaan, weerarada badankood waxaa qaaday kooxda Islaamiyiinta ee Boko Xaraam.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.