Qarax ka dhacay baarlamaanka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 Novermber, 2012, 14:18 GMT 17:18 SGA

Qaraxyada Muqdisho waa kuwo inta badan lala beegsado meelaha dowladda iyo AMISOM

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya, markii baabuur bam lagu soo xiray uu ku qarxay meel u dhaw baarlamaanka Soomaaliya.

Mudanayaasha baarlamaanka ayaa kulan u fadhiyay dhismaha dhexdiisa arkii uu qaraxu uu ka dhacay meel baabuurta la dhigto oo ah duleedka baarlamaanka.

Cid sheegatay inay ka dambeysay weerarka ma jirto, laakiin maglaada Muqdisho ayaa waxa si joogto ah u bartilmaameedsanayay kooxda la dagaalsan dowladda ee al-Shabaab, tan iyo markii ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kwua Midowga Afrika AMISOM ay ka saareen magaalada Muqdisho bishii Agost ee sanadkii hore.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.