Markab ay Puntland qabatay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Novermber, 2012, 14:24 GMT 17:24 SGA
Xeebta Soomaaliya

Xeebta Soomaaliya ayaan lahayn ilaalo tan iyo intii ay burburtay dowladda Soomaaliya.

Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa sheegay inay qabteen markab laga leeyahay Kuuriyada Waqooyi oo ku daadinaya sun shamiito iyo waxyaabo kale badda.

Maamulka Puntland wuxuu sheegay, inay ka qabteen markabka iyo shaqaalihiisa saarnaa oo kabadan soddon nin meel u dhow magaalada Boosaaso.

Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay maxkamad saarayso shaqaalaha markabka. Ilaa hadda wax war ah lagama haayo Kuuriyada Waqooyi. Sunta iyo waxyaabo kale oo qashin ah ayaa dhowr jeer lagu soo waramay in lagu daadiyay badda Soomaaliya oo aan lahayn ciidan ilaaliya in kabadan labaatan sano.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.