Sudan oo fashilisay shirqool

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 23 Novermber, 2012, 23:37 GMT 02:37 SGA

Madaxweyne Cumar al-Bashiir ayaa awoodda dalka muddo dheer hayay

Saraakiisha ammaanka ee dalka Sudan ayaa sheegay inay fashiliyeen shirqool mucaaradku ay ku doonayeen inay ammaan darro kaga abuuraan magaalada xarunta ah ee Khartoum.

Dad goob jooga ayaa sheegay inay arkayeen taangiyo iyo ciidamo la soo dhigay bartamaha magaalada saaka arroortii.

Sudan ayaa mudaharaadyo ay ka dhacayeen bilihii ugu dambeeyay dhibaatada xagga dhaqaale xumo darteed, taasi oo ay sabab u tahay muranka xagga shidaalka ee koonfurta Sudan iyo Sudan u dhaxeeya.

Heshiis la gaaray bishii Sebtember taasi oo khilaafka lagu dhameynayay ayaa dib u dhacay.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.