Xaakimiinta Masar ayaa shaqada joojiyay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 25 Novermber, 2012, 01:16 GMT 04:16 SGA

Banaanbaxyo ka dhacay dalka Masar

Maxkaadaha dalka Masar ayaa joojiyay shaqadoodi iyagoo ka soo horjeeda go'aanka uu Madaxweyne Maxamed Morsi awoodda cusub ku kororsaday.

Go'aanka shaqo joojinta ku saabsan ayaa waxa laguq aatay kulan deg deg ah oo ay yeesheen ururka garsoorayaasha waddanka Masar.

Waxa ay ugu baaqeen Madaxweyne Morsi in uu ka laabto go'aanka.

Banaanbaxyo lagu taageersan yahay Madaxweynaha ayaa isku dayay inay hor istaagaan kulanka garsoorayaasha.

Dad kale oo iyaguna banaanbaxaya ayaa taageeraya garsoorayaasha oo la magacaabay intii uu jiray maamulkii Madaxweynihii hore Maxamed Xusni Mubarak.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.