112 ku dhimatay dab Bangladesh

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 25 Novermber, 2012, 11:11 GMT 14:11 SGA
Ehelada dadka dhintay

Ehelada shaqaalaha warshada oo ka raadinaya dadkooda maydka dadkii dhintay.

Dab ka kacay warshad dharka samaysa oo ku taala magaalada Dhaka ee Bangaladesh ayaa dilay ugu yaraan boqol iyo laba iyo toban qof.

Qaar ka mid ah dadka ayaa dhintay kadib markii ay iska soo tuureen dariishada.

Dab damiyayaasha ayaa shan saacadood la halgamaayay dab daminta. Sababta dhalisay dabka ma cada, laakiin waxaa laga cabsi qabaa inay ka dhalatay cilad koronto.

Warshada ayaa waxaa iskaleh Tazreen Fashion, oo ka mid ah shirkadaha waawayn ee Bangaladesh dharka u sameeya dukaamada reer galbeedka sida Walmart, Carrefour iyo Tesco.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.