Waraysi Guddoomiyaha Sh/Dhexe

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 December, 2012, 16:47 GMT 19:47 SGA

Media Player

Waraysi Guddoomiyaha Shabeelaha Dhexe, Cabdi Jiinoow Calasow, oo BBC u waramay ayaa sheegay in ciidamadu ay galeen Jowhar iyadoo aysan la kulmin wax iska caabin ah.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ay magaalada ku sugan yihiin ciidmaada dowladda oo ay wehliyaan kuwa midowga Africa ee AMISOM.

Dagaal la'aan ayay ciidamada qabsadeen magaalada.

Cabdiraxmaan Koronto, ayaa telefoonka kula xiriiray guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe, Cabdi Jiinoow Calasoow, oo uu uga waramay qabsashada magaalada Jowhar iyo qorshaha ay ka damacsan yihiin kadib marka ay si buuxda gacanta ugu dhigaan gobolka?

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.