Madaxweyne Assad oo hadal jeediyay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 Janaayo, 2013, 11:37 GMT 14:37 SGA
Mucaarad

Mucaarad jeexaya sawirka Assad

Markii ugu horaysay uu dadka la hadlo dadka tan iyo bishii June, ayuu madaxweynaha Suuriya Bashar al Assad uu ugu baaqay dadka reer Suuriya inay la dagaalmaan argagixiso aan horay loo arag oo ay caawinayaan dad ajnabi ah.

Isagoo la hadlaya taageerayaashiisa ayuu madaxweyne Assad sheegay waxa uu u arko xalka siyaasada, isagoo sheegay heshiis qaran oo lagu dhamaynayo dagaalka.

Laakiin wuxuu sheegay inuusan joojinayn la dagaalanka argagixisada. Wuxuu sheegay in dib u heshiiska uu ka imaan karo oo kaliya Suuriya gudaheeda.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.