Brazil: Ilaa 230 qof ayaa ku dhintay dab

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Janaayo, 2013, 11:48 GMT 14:48 SGA
Dab

Dab laga daminayo dhismo.

Warfaafinta Brazil ayaa sheegaysa in ugu yaraan boqol iyo siddeetan qof ay ku dhinteen dab ka kacay caways ku yaalamagaalada Santa Maria. Dad dhowr ah ayaa isbitaalka loo qaaday.

Warfaafinta magaalada ayaa sheegtay, in dabka uu bilaabmay labadii habeenimo markii ay kooxda cawayka ka ciyaaraysay ay cirka u riday baaruuda dabaaldaga ee iftiinka badan bixisa.

wararka ayaa sheegaya, in cawayska uu lahaa hal albaab oo laga baxo markii uu dab kaco. Santa Maria ayaa ah magaalo jaamacadeed waxayna u badan tahay in dadka dhinatay ay u badan yihiin arday.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.