Xukun deg deg ah oo lagu soo rogay Port Saciid

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Janaayo, 2013, 20:54 GMT 23:54 SGA
Rabshado

Rabshado ayaa ka socda magaalada Port Saciid iyo magaalooyin kale waxaana dhintay ilaa 35 qof.

Madaxweynaha Masar Maxamed Morsi ayaa ku dhawaaqay hal bil oo xukun deg deg ah magaalada Port Saciid kadib banaanbaxyo rabshado watay. Wuxuu sheegay in la soo rogi doono waqti aan la socon karin habeenkii.

Qudbad uu ka jeediyay telefishinka ayuu ku sheegay, in dowladda ay ka hortagayso wax walba oo qatar galiya ammaanka Masar.

Maanta ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay Port Saciid, markii la aasayay dad ku dhintay rabshado dhacay shalay.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.