Ciraaq: Soddon qof oo qarax ku dhimatay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Febraayo, 2013, 11:15 GMT 14:15 SGA
Iraq

Qaraxa Kirkuk

Masuuliyiinta Waqooyiga Ciraaq ee magaalada Kirkuk ayaa sheegay in in ka badan soddon qof ay ku dhinteen laba qarax baabuur xarunta boliiska.

Ilaa toddobaatan qof ayaa ku dhaawacantay qaraxa sida ay sheegeen masuuliyiinta dabdamiska.

Wariyaha BBC ee Baqdaad ayaa sheegay, in markii u qaraxa dhacay kadib in laba nin oo xiran dharka boliiska ay isku dayeen inay bambaano ku weeraraan xarunta boliiska.

Boliiska ayaa dilay labada nin. Isgaarsiinta waddanka ayaa qasaaro ka soo gaaray qaraxa .

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.