Israel oo ka hadashay weerarka Suuriya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Febraayo, 2013, 14:24 GMT 17:24 SGA
Weerarka Israel

Burburka weerarka Israel

Israel ayaa ka hadashay markii ugu horaysay weerar diyaarad ee ay ku qaaday toddobaadkan Suuriya.

Wasiirka difaaca ee Israel, Ehud Barak, ayaa sheegay in weerarka uu yahay cadayn in Israel ay ka goan tahay inaysan ogolaan in hubka casriga uu u gudbo Labnaan.

Maraykanka ayaa sheegay, in weerarka diyaaradaha ay beegsadeengantaalo loo waday mintidiinta Xisbulah oo saldhigoodu yahay Labnaan.

Madaxweyne Bashar Assad ayaa sheegay in Suuriya ay awoodo in ay iska difaacdo gardaro walba.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.