Sanadguuradii 2-aad ee kacdoonka Libya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 Febraayo, 2013, 16:30 GMT 19:30 SGA
Libya

Libya ayaa u dabaaldagaysa sanadguuradii labaad markii uu bilaabmay kacdoonkii lagu riday Qadafi.

Madaxa Congresska Libya, ayaa ku baaqay dadaal cusub oo wax looga qabanaayo musuqmaasuqa iyo ammaandarida ka jirta Libya.

Hadal ayuu ka jeediyay magaalada Benghazi xuska sanadguuradii labaad ee ka soo wareegtay markii ay bilaabmatay kacdoonkii lagu riday Colonel Qadafi.

Maxamed Al-Megaryef ayaa ka hadlay sida loogu baahan yahay dib u heshiisiin Wuxuu sheegay in diimaha kala duwan si siman loola dhaqmo, wuxuuna ka digay in ammaan la'aanta ay hortaagan tahay maalgalinta shisheeye.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.