Maalinta ciidanka Badda ee Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 Febraayo, 2013, 12:50 GMT 15:50 SGA

Media Player

Magaalada Muqdisho ciidanka badda ee Soomaaliyeed ayaa u dabbaaldagay sanad guuradii 51-aad ee ka soo wareegtay aasaaskooda.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Ciidanka badda

Ciidanka Badda oo u dabaaldagaya maalintii la aasaasay oo maanta ku aadan.

Magaalada Muqdisho ciidanka badda ee Soomaaliyeed ayaa u dabbaaldagay sanad guuridii 51aad ee ka soo wareegtay asaaskii ciidankaasi. Waxaa ay soo bandhigeen dhoolatus ay ku sameeyeen xeebta Muqdisho iyo gaadda ka ciyaar ay ciidamo sameynayeen.

Waxaa munaasabadda ka qudbadeeyay wasiiro iyo saraakiil ka tirsan ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya.

Wariyaha BBCda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo goob joog ka ahaa bandhigga iyo munaasabadda ciidmada badda, ayaa wareystay Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, Admiral Faarax Cumar Axmad.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.