Kenya: ololaha codbixinta oo dhamaanaya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Maarso, 2013, 11:05 GMT 14:05 SGA
Doorashada

Doorashada ayaa loo diyaariyay goobo ay dadka ka codeeyaan waddanka oo dhan.

Murashaxyada doorashada guud ee Kenya ayaa qabanaya ololohoodii ugu danbeeyay inta aan la gaarin doorashada Isniinta.

Waa doorashadii ugu horaysay ee la qabto tan iyo intii la sameeyay dastuurka cusub, si looga hortago inuu dhaco dagaal la mid ah kii dhacay doorashada ka dib shan sano ka hor oo ay ku dhinteen in kabadan kun qof.

Labada nin ee ku tartamaya doorashada Raiisal Wasaare ku xigeenka Uhuru Kenyatta iyo William Rutto, ayaa Maxkamada Danbiyada ee Caalamiga ay ku soo oogaysaa dacwad bilaha soo socda.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.