Caalamka oo ka hadlay natiijada Kenya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Maarso, 2013, 16:10 GMT 19:10 SGA

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry, ayaa u hambalyeeyay dadka reer Kenya inay si nabad ah u cadeeyeen iyo inay natiijada ay u sugeen si dulqaad leh.

Xoghayaha arrimaha dibada ee Maraykanka John Kerry

Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka John Kerry.

Wuxuu ku tilmaamay doorashada fursad taariikhi ah, oo ay dadka si wada jir ah ku dhisanayaan mustaqbalkooda.

Wasiirka Afrika ee Britain Mark Simmons, ayaa ugu baaqay dhinacyada oo dhan inay dulqaad sameeyaan, wuxuuna sheegay in muran walba lagu xaliyo maxkamada. Wuxuu sheegay Britain inay sii wadayso la shaqaynta ammaanka, iyo horumarka Kenya.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.