Afti loo qaadayo dastuurka Zimbabwe

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 Maarso, 2013, 10:40 GMT 13:40 SGA
Codaynta aftida

Codaynta aftida Zimbabawe

Dadka reer Zimbabwe ayaa u codaynaya afti loo qaadayo dastuur cusub oo keeni kara isbadalo dimoqraadiyad.

Xisbiga talada haya ee Zanu- PF iyo mucaaradka MDC, ayaa taageeraya dastuurka cusub oo la filayo in la ansixiyo.

Dastuurka ayaa qoraya isbadalo ay ka mid yihiin in madaxweynenimada laba mar oo kaliya loo tartami karo, iyo sharci ogolaanaya xaqa xoriyada hadalka.

Ololaha aftida ayaa kordhisay xiisada siyaasadeed oo ku saabsan doorashada madaxweynenimada ee dhici doonta sanadka danbe.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.