Kerry oo la kulmaya Israel iyo Falastiiniyiinta

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 23 Maarso, 2013, 14:25 GMT 17:25 SGA
Obama

Madaxweyne Obama ayaa gobolka bariga dhexe ku maraya socdaal.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kery, ayaa la kulmaya hogaamiyayaasha Israel iyo Falastiiniyiinta si loo bilaabo wadahadalka nabada.

Kulanka ayaa ka danbeeyay afar maalmood oo uu madaxweyne Obama uu gobolka ku booqday , wuxuuna ku dhiirigaliyay Israel iyo Falastiiniyiinta inay dib u bilaabaan wadahadalka.

Mr Kerry, ayaa kula kulmaya madaxweynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabaas magaalada madaxda Urdun ee Camaan, kadibna wuxuu u safri doonaa magaalada Jerusalem (Qudus) si uu wadahadal ula yeesho Raiisalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.