Boris Berezovsky oo geeriyooday

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 23 Maarso, 2013, 19:38 GMT 22:38 SGA
Boris Berezovsky

Boris Berezovsky wuxuu lahaan jiray Balaayiin dollar, laakiin ka qasaartay.

Boris Berezovsky, oo ahaa ganacsade Ruush ah oo ka soo horjeeday madaxweyne Putin ayaa ku geeriyooday gurigiisa London.

Mr Berezovsky, ayaa sameeyay lacag bdan 1990 meeyadii, kadib markii Midowgii Soofiyeeti uu burburay, isagoo aad ugu dhowaa Madaxweynihii Yelstin.

Wuxuu ka mid ahaa dadkii madaxweyne Putin ka caawiyay inuu xulkunka qabsado sanadkii 2000, laakiin wuxuu ku noqday mucaarad isagoo ku dhaleeceeyay dagaalka Chechniya, iyo xoriyada saxaafada, kadibna wadanka ayuu ka baxay.

Sanadihii ugu danbeeyay waxaa lagu yeeshay lacago badan, kadib markii uu qasaaray balaayiin dollar.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.