Yurub oo ka hadlaysa hubka Suuriya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 23 Maarso, 2013, 10:31 GMT 13:31 SGA
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Yurub

Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Yurub.

Britain iyo Faransiiska, ayaa maanta dib u bilaabaya wadahadal ay isku dayayaan in midowga yurub ay cunaqabataynta ka qaado Suuriya, si loo hubeeyo mucaaradka.

Cunqabataynta oo ku eg bisha May, waxay noqon doontaa waxa ugu wayn ee looga hadlayo shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee ka dhacaya Ireland.

Waddamo kale oo ku jira Midowga Yurub ayaa ku raacsan Faransiiska iyo Britain in hub la siiyo mucaaradka. Laakiin Raiisalwasaaraha Jarmalka Angela Merkel, ayaa sheegtay in waddamada kale ee Yurub ay qabi karaan fikrad ka duwan tan Faransiiska iyo Britain.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.