Xi Jingping oo booqanaya Tanzania

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 24 Maarso, 2013, 16:27 GMT 19:27 SGA
Madaxweynaha Shiinaha

madaxweynaha cusub ee Shiinaha Xi jingping ayaa booqashadiisii ugu horaysay ku maraya Afrika.

Madaxweynaha cusub ee Shiinaha, Xi Jingping ayaa booqasho ku tagay Tanzania bilowga booqasho uu ku marayo Afrika.

Wuxuu la saxiixi doonaa dowladda Tanzania heshiisyo dhaqaale, ganacsi iyo mid dhaqan, kadibna wuxuu socdaal ku tagayaa Koonfur Afrika shirka waddamada dhaqaalahooda uu soo korayo.

Madaxweyne Xi Jingping, ayaa la saxiixay heshiis Ruushka inuu sadex jibaarayo shidaalka uu ka iibiyo Shiinaha.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.