Kuuriyada Waqooyi oo ka digtay dagaal

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Maarso, 2013, 11:44 GMT 14:44 SGA
Kuuriyada waqooyi

Hogaamiyaha Kuuriyada Kim Jong-Un oo kulan la qaadanaya saraakiisha sare ee ciidamadiisa.

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay xaalad dagaal la galayso Kuuriyada Koonfureed.

Waxay ka hadashay daandaansiga Maraykanka iyo inay keeni karto dagaal nukliyeer la isticmaalo.

Kuuriyada Koonfureed ayaa ku hanjabtay inay xirayso saldhigyo ay la leedahay Kuuriyada Koonfureed.

Xiisada u dhaxaysa labada Kuuriya, ayaa sii kordhaysay kadib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay nukliyeer iyo tijaabooyin milatari oo ka socda labada dhinac iyadoo Maraykanka uu ka qaybqaadanayo dhinaca Kuuriyada Koonfureed.

Shiinaha iyo Ruushka ayaa ugu baaqay labada dhinac inay iska ilaaliyaan dagaal qatar ah.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.