Ceelal dab la qabadsiiyay Suuriya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 31 Maarso, 2013, 17:32 GMT 20:32 SGA
Shidaalka Suuriya

Shidaalka Suuriya ayaa aad u yartaaday intuu dagaalka socday

Dowladda Suuriya ayaa ku eedeysay mucaaradka inay dab qabadsiiyeen saddex ceel oo shidaalka ah ee koonfurta waddanka, iyadoo la wayn doono maalintii shan kun oo barmiil oo shidaal ah.

Warfaafinta dowladda, ayaa ku eedeynaysa dabka la qabadsiiyay ceelasha inuu ka dhashay muran ka dhashay mucaaradka sidii ay u qaybsan lahaayeen shidaalka.

Dowladda Suuriya ayaan xukumin qaybo badan koonfurta Suuriya oo ay ku yaalaan saldhigyada shidaalka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay, in mucaaradka uu shidaalka ka iibiyo dowladda oo uu ugolaado in la geeyo meelaha ay dowladda maamusho.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.