Wadahadalka Iran iyo reer galbeedka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 6 Abriil, 2013, 09:56 GMT 12:56 SGA
Wadahadalada Iran

Wadahadalada Nukliyeerka Iran iyo reer galbeedka.

Wadahadalada barnaamishka nukliyeerka ee Iran ayaa wali socda iyadoo aan heshiis la gaarin maalintii koowaad

Wakiilada Iran ayaa sheegay inay keeneen qorshe wadahadalka ka socda Kazakhistan.

Laakiin diblomaasiyiinta reer galbeedka ayaa sheegay in Iran aysan keenin qorshe ay ku joojinayso tayeynta uraniumka ee barnaamishkeeda nukliyeerka, si looga dabciyo cuna qabataynta dhaqaale ee saaran Iran.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.