Weeraro ka dhacay Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 Abriil, 2013, 11:58 GMT 14:58 SGA
Qaraxa maxkamada Muqdisho

Qaraxa maxkamada Banaadir ee degmada Xamarweyne.

Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku dhimatay laba weerar Muqdisho. Weerarka koowaad ayaa ka dhacay maxkamada gobolka Banaadir kadib markii ay soo weerareen maxkamada niman xiran waxyaabaha qarxa oo isqarxiyay, qaarna waxay rideen xabado.

Weerarka labaad ayaa ka dhacay jidka KM4 ee taga garoonka diyaaradaha. Laba shaqaalaha gargaarka ee Turkiga ayaa ka mid ah dadka ku dhintay.

Ammaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo weerarka uu saameeyay shaqooyinkii ka socday magaalada iyo maxkamada.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.