Dhulgariir ka dhacay Shiinaha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Abriil, 2013, 12:12 GMT 15:12 SGA
Shaqaalaha gargaarka

Shaqaalaha gargaarka oo caawinaya dhaawaca.

In kabadan boqol qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen kumanaan kalena ay dhaawacmeen markii dhulgariir culus uu ka dhacay gobolka Sichuan ee koonfur galbeed Shiinaha.

Warfaafinta dowladda, ayaa sheegay in tuulada Tibetan Plateau ay wada burburtay guryo badana way burbureen.

Ilaa lix kun oo askari iyo boliis ayaa loo diray galbeedka Chengdu.

Telefishinka dowladda ayaa laga arkay dad burburkii laga soo bixinayo.

Raiisalwasaaraha Shiinaha Li Keqiang, ayaa si dhaqso ah u booqday goobta dhulgariirka oo howshii la wareegay.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.