Doorashada dowladaha hoose ee Ciraaq

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Abriil, 2013, 17:12 GMT 20:12 SGA
Doorashada Ciraaq

Doorashooyinka Ciraaq

Dadka reer Ciraaq ayaa codaynaya doorashadii ugu horaysay tan iyo intii ay ciidamada Maraykanka ka baxeen Ciraaq sanad ka hor.

Ciidamada nabad ilaalinta ayaa ilaalinaya goobaha codaynta, oo lagu dooranayo gudoomiyayaal iyo dowladaha hoose.

Waxaa la xiray jidadka u dhow goobaha codaynta, baabuurta amarka haysta oo kaliya ayaa marayay.

Saraakiisha Qaramada Midoobay ayaa sheegay in codbixinta ay u socoto si fiican. Doorashada ayaa loo arkaa mid lagu tijaabinayo daganaanshaha siyaasadeed ee Ciraaq.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.