Israel oo weerartay Suuriya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 4 Mey, 2013, 10:11 GMT 13:11 SGA
Diyaarada Suuriya

Diyaarada dagaalka ee Israel

Israel ayaa xaqiijisay inay weerar cirka ay ku qaaday markab waday hub. Saraakiil u hadlay si qarsoodi ah ayaa sheegay in diyaarada ay beegsatay markab waday gantaalo gudaha Suuriya, oola aaminsan yahay inay u socdeen dagaalyahanada Xisbulah ee Labnaan.

Waxaa la aaminsanyahay in diyaarada Israel aysan galin hawada Suuriya.

Safiirka Suuriya ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuusan ogayn weerar ay Israel ku soo qaaday Suuriya.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.