Weerar Israel ay ku qaaday Suuriya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 Mey, 2013, 10:57 GMT 13:57 SGA
Qaraxa

Qaraxa weerarka Israel ay ku qaaday xarunta cilmi baarista.

Suuriya ayaa sheegtay in Israel ay ku soo riday galtaal xarun cilmi baaris oo ku taala banaanka Dimishiq.

Hadii la xaqiijiyo waa weerarkii labaad ee Israel ay ku qaado Suuriya sadex maalmood gudahood. Dadka deegaanka ayaa sheegay inay maqleen qarax wayn magaalo madaxda agteeda.

Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa dhul gariir oo kale.

warfaafinta Suuriya ayaa sheegtay in Israel ay weerarka ku doonayso inay niyada ugu dhisto mucaaradka

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.