Jawaabta Somaliland ee shirkii London

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Mey, 2013, 12:01 GMT 15:01 SGA

Media Player

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar, ayaa ka hadlay sida xukuumaddiisu u aragto shirkii London.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Mohamed Omar

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland oo ka hadlay go'aannada ka soo baxay shirkii dib u dhiska Soomaaliya ee shalay lagu qabtay London ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay soo dhoweneyso in shirka london looga hadlay wada hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo somaliland ee dhowaan ka dhacay dalka Turkiga.

Wasiirka, Maxamed Cabdullaahi Cumar, ayaa waxa uu u warramay Mohamed Abdirahman oo ka tirsan Laanta Af Soomaaliga ee BBC-da.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.