Soomaaliya oo la wareegaysa maamulka hawada dalka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 Mey, 2013, 20:09 GMT 23:09 SGA

Media Player

Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Boostada,iyo Gaadiidka dowladda Federaalka Soomaaliya mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi, ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho heshiis kula saxiixday hay'adeeda ICAO ee Qaramada Midoobay.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, Boostada,iyo Gaadiidka dowladda Federaalka Soomaaliya mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi, ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho heshiis kula saxiixday hay'adeeda ICAO ee Qaramada Midoobay.

Heshiiska ayaa ahaa in Dowladda Federaalka ay wax ka maamusho hawada sare ee Soomaaliya ilaa muddo dhowr bilood ah kadib oo xukuumadda Soomaliya si rasmi ah ula wareegayso.

Cabdiraxmaan Koronto oo Wasiirka waraystay ayaa marka hore waydiiyay in uu faahfaahin ka bixiyo heshiiska:

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.