Wasiirka gudaha oo ku gacan-sayray doorashooyinka Kismaayo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 Mey, 2013, 17:12 GMT 20:12 SGA

Media Player

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ugu baaqday ciidmada doowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo iyo kuwa AMISOM in ay dhex-dhexaad ka noqdaan xiisadaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay magaalada Kismaayo ee caasimadda gobolka Jubadda Hoose.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ugu baaqday ciidmada doowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo iyo kuwa AMISOM in ay dhex-dhexaad ka noqdaan xiisadaha siyaasadeed ee ka soo cusboonaatay magaalada Kismaayo ee caasimadda gobolka Jubadda Hoose.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa jawaab kaga bixiyay magaalada Kismaayo oo shalay ay ku dhawaaqeen Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale in mid walba goonidiisa loogu doortay madaxwaynaha Jubaland.

Cabdiraxmaan Koronto oo telefoonka ku waraystay wasiirka, ayaa marka hore waydiiyay in uu faahfaahiyo waxa uu ku sheegay shirka jaraa'id ee magaalada Muqdisho uu ku qabtay?

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.