Hawlgal xagga ammaanka la xiriira

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 21 Mey, 2013, 14:18 GMT 17:18 SGA

Ciidammada Midowga Afrika ee Soomaaliya jooga ayaa ku dhaawaqay inay Muqdisho ka bilaabeen, iyagoo taageeraya ciidammada dawladda, hawgal ballaaran oo lagu xasilinayo magaalada kaddib markii ay kordheen falalka amni darrada ee ka dhaca caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

ma ahan markii ugu horreysay ee hawlgallo noocaan oo kale ah ay ciidammada iskaashanayaa ka fuliyaan magaalada hase ahaatee waxaa weli halkaasi ka jira weerarro ay soo qaadaan kooxaha islaamiga ah ee ka horjeeda dowladda Soomaaliya iyo joogitaanka ciidammada Midowga Afrika ee taageeraya.

isqarxin ah ku qaadeen goobo magaalada ka tirsan halkaas oo dhimasho iyo dhaawac badan ay ka dhaceen.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.