90 qof ayaa lagu xukumay puntland

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 22 Mey, 2013, 16:17 GMT 19:17 SGA

Media Player

Maxkamad ku taal maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa dad badan oo isugu jira ajnabi iyo Soomaali ku xukuntay ganaax kala duwan.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

puntland court

Ciidanka ilaalada xeebaha Puntland

Maxkamadda darajada koowaad ee Puntland ayaa xukunno kala duwan ku riday 78 qof oo u dhashay dalka Iran iyo 12 Soomaali hubaysan ah oo ilaalinaysay dadkaasi ajnabiga ah.

Waxaa ay la socdeen shan doonyood oo la sheegay inay si sharci darro ah xeebaha Soomaaliya ee dhinaca Puntland uga kalluumaysanayeen.

Haddaba, waxaannu telefoonka kula xiriirnay wasiirka warfaafinta, Isgaarsiinta iyo hiddaha iyo dhaqanka ee Puntland, Ing Maxamed Caydiid Dirir:

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.