Midowga Afrika oo 50 jirsaday

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 25 Mey, 2013, 11:17 GMT 14:17 SGA
Midowga Afrika

Xarunta Midowga Afrika ee Addisababa.

Raiisalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa furay Shir madaxda Afrikaanka oo ku aadan markii la sameeyay ururka Midowga Afrika.

Munaasabad ka dhacday Addisababa, Mr Desalegn ayaa sheegay in kulankii kontan sanno kahor ka dhacay Addisababa inuu ahaa bilowgii dadaalkii loo galay xornimada dhaqaalaha iyo bulshada Afrika.

Wariyaha BBC ee jooga goobta, ayaa sheegaya inuu jiro dareen aad u fiican shirka taasoo ay keentay dhaqaalaha qaarada oo kordhaya, iyadoo dalalka Rwanda, Sierra Leone iyo Somaaliya ay ka soo kabanayaan dagaal.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.