Shir goboleed maalgelinta Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 28 Mey, 2013, 15:10 GMT 18:10 SGA
Somali trade conference

Shir ganacsiga Soomaaliya ku saabsan

Shir-goboleedkan oo ku saabsan maalgelinta iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya waxaa uu ka bilawday caasimadda Kenya ee Nairobi. Dadka soo qaban qaabiyay waxay sheegeen in ujeeddadu tahay in la muujiyo fursadaha dihin ee maalgelinta aan weli laga faa'iisdeyan ee ka jira Soomaaliya iyadoo hadda ay u egtahay inay saxillooni ku soo noqonayso dalka.

Waxaa kulanka ka soo qayb galay siyaasiyiin isugu jira heer gobol iyo heer caalami, ganacsato iyo khubaro xagga dhaqaalaha iyo sidoo kale wasiirro ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Horraantii bishan, deeq-bixiyeyaal ka qayb galay shir weyn oo ku saabsanaa maalgelin caalami ah oo lagu sameeyo Soomaaliya, laguna qabtay magaalada London ayaa waxaa lagu ballan qaaday lacag gaareysa 130 milyan oo dollar.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.