Diyaarad aan la wadin oo ku dhacday Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 28 Mey, 2013, 18:22 GMT 21:22 SGA

Kooxda Maleeshiyada Soomaaliya ee al-Shabab ayaa sheegay in diyaarad kuwa dabagalka oo aanay cidi wadin ama nooca 'drone'-ka loo yaqaan oo Maraykanku leeyahay in ay ku burburtay meel ay kooxdu maausho.

Weriye BBC oo ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay in deegaanka Buulo-Mareer ee koonfurta gobolka shabeelaha hoose ay u sheegeen in ay arkeen burburka diyaarad yar balse aysan cadayn karin in ay ahayd kuwa aan la saarnaayn ee Maraykanka.

Marayknaka ayaa diyaaradaha 'drones' u isticmaalayay gudaha Soomaaliya, taas oo qayb ka ah taageerada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada midowga Africa ee la dagaalamaya kooxda al-Shabab.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.