Waraysi: Safiirka Soomaaliya a u fadhiya South Africa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 1 June, 2013, 17:30 GMT 20:30 SGA

Media Player

Safiirka Soomaaliya a u fadhiya South Africa, oo sheegay in ay dadaal badan ugu jiraan sidii looga hortagi lahaa oo loo joojin lahaa falal boob iyo dil lagu hayo Soomaalida ku nool Koonfur Africa.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dawladda Koonfur Africa, ayaa ku boorisay dadkeedu in ay feejignaan muujiyaan iyadoo ka baqaysa in la dhibaateeyo dadka u soo haajiray ee ka xoogsada SA.

Dawladu waxay sheegtay in la hayo daliil muujinaya in dambiilayaal ay ka dambeeyaan rabshado iyo collaad loo muujinayo shisheeyaha.

Hadalada dawladda SA waxay soo baxayaan iyadoo ay sii kordhayaan weerarada,dhaca iyo boobka iyo dilka lagu hayo ganacsatada somalida ee magaalooyin iyo tuulooyin ka tirsan dalka SA ka shaqeysta.

Waxaa u dmabeysay xalay oo baqdin darteed ay somalidu uga carareen deegaano ay ka mid tahay magaaladaa SOWETO markii ay naftooda u beqeen.

Haddaba, Cabdiraxmaan Koronto, ayaa la xiriiray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Africa Sayid Sharif.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.