Puntland oo soo bandhigtay sarkaal al-Shabaab

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 June, 2013, 13:32 GMT 16:32 SGA

Media Player

Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu al-Shabaab ka tirsanaa oo ay qabteen.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Ciidan ka tirsan ammaanka xeebta Puntland

Maamulka Puntland ayaa saxaafadda u soo bandhigay nin ay sheegeen in uu ka mid ahaa Ururka Al shabaab oo shalay lagu qabtay hawlgal weyn oo xagga ammaanka ah oo laga sameeyey magaalada Boosaaso.

Wasiirka Amniga ee Puntland, Khaliif Ciise Mudan, ayaa khadka Telephone-ka ugu warramay BBCda, isagoo sharraxay ninkan ay gacanta ku dhigeen waxa uu ahaa.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.