Askeri ka warramaya dagaalkii Mau-Mau

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 June, 2013, 13:58 GMT 16:58 SGA

Media Player

Kacdoonkii xornimodoonka qowmiyadda Mau-Mau kala hortagtay ciidankii boqortooyada Ingiriiska ee xukumayay dalka Kenya 1950-yaddii.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Dad ka tirsan qowmiyadda Mau_mau

Dowladda Britain ayaa oggolaatay inay madhow siiso qoysas ehelkooda ay waxyeello ka soo gaartay dagaalladii xilligii gumeysiga ka dhacay dalka Kenya. Jabhaddii la oran jiray Mau-Mau dadkii u dagaallamay ehelkooda iyo asaxaabtooda waxaa la siinayaa lacago magdhow ah.

Ciidankii Ingiriiska ee berigaasi la dagaallamay Jabhaddii Mau-Mau waxaa ka mid ahaa Xaaji Muxumed Shiil Cabdille oo hadda deggan magaalada Gaarisa ee gobolka woqooyi bari Kenya.

Xaaji Muxumed wuxuu ka warramayaa berigii uu ciidanka Ingiriiska ka midka ahaa iyo qaabkii ay ula dagaallameen jabhaddii Mau-Mau-ga.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.