Shir looga hadlayo cunto la'aanta

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 June, 2013, 12:04 GMT 15:04 SGA
Carruur

Hooyo iyo carruur nafaqo la'aan ah.

Ra'iisalwasaaraha Britain David Cameron, ayaa hogaminaya shir London oo looga hadlayo sidii lacag looga heli lahaa ganacsatada, hayadaha samafalka iyo dowladaha si loola dagaalamo cunto la'aanta carruurta Afrika.

dhowr hayado gargaar ayaa sidoo kale samaynaya dibad bax ay kaga doonayaan taageero intaan la gaarin shirka G8 ee ka dhacaya Ireland bishan.

Inkastoo Afrika dhaqaalaheeda uu kordhay sanadihii u danbeeyay, qiyaastii saddex milyan oo carruur oo sanadkii u dhimata nafaqo daro ayaa waxay ku nool yihiin qayb badan Afrika.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.