Qarax ka dhacay Mombasa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 June, 2013, 20:29 GMT 23:29 SGA

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhawaacantay qarax ka dhacay Mombasa. Dadka weerarka soo qaaday ayaa saarnaa mooto waxayna ku tuureen bambaano kaniisad.

Waxaa jira warar sheegaya in weerar lagu qaaday Nairobi, iyadoo bambaano lagu tuuray xaafada Eastleigh, ayna ku dhaawacmeen saddex qof.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.