Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (3.1 Mb)

Kuul iyo saabuun laga sameeyay haraaga xoolaha

9 Luulyo 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 08:59 SGA 05:59 GMT

Magaalada Hargeysa waxaa lagu soo bandhigay kuulo iyo saabuunno laga sameeyay haraaga xoolaha sida lafaha, qoobabka iyo maqaarka.

Weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa warbixintan noo soo diray.