Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasiirka Gudaha dowladda Federaalka

Soomaaliya iyo Soomaaliland ayaa heshiis ku kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiska oo sadex qodob ka koobnaa waxaa ka mid ahaa in la sameeyo guddi isku dhaf ah oo ka socda labada dhinac oo wada maamula hawada dalka Soomaaliya.