Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasiirka Ganacsiga & Maalgashiga Somaliland

Soomaaliya iyo Somaliland waxay ku heshiisyeen in ay wadaagaan maamulka hawada Soomaaliya oo lagala soo wareeggo QM, iyadoo guddi wadajir ah ay fariisanayaan magaalada Hargeisa iyo la qaybsado daqliga ka soo xerooda howshaas.

Waxaa kaloo lagu heshiiyay in la sii wado wadahadalada iyo 4 bilood kadib Turkiga in lagu qabto shirka xiga.

Cabdiraxmaan Koronto, ayaa ka waraystay Wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar.