Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa kala haysta dowladda iyo warbaahinta Somaliland?

Saxaafadda Somaliland ayaa beryahan danbe waxay ku eedeysaa in xukuumadu kula kacdo xarig , cagajugleyn iyo xayiraad.

Mas'uuliyiinta xukumadduna waxay ku doodaan in saxaafadda qaarkeed faafiyaan waxyaabo magac dil iyo nabadgelyo darro keenaya.

Axmed Saciid Cige ayaa dooddan dhexdhigay mas'uuliyiin labada dhinac ah iyo dhgayste la socda saxaafadda Somaliland