Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Yaa ku kaadin kara waddooyinka Nairobi?

Mas'uuliyiinta dalka Kenya ayaa ciidan gaar ah u saaray wax ka qabshada dadka ku kaadiya waddooyinka iyo derbiyada.

Qofkii lagu arkaa isaga oo ku kaadinaya waddada dhexdeeda amaba derbiyada waxa uu halis u galayaa in la xiro muddo lix bilood ah.

Cabdullahi Sheekh Cabdirisaaq ayaa warbintani nooga diyaariyay.